Khatar ka weyn tii Suuqii Waaheen oo la sheegay inay ku soo Fool-leedahay Somaliland

Hargeysa (GNN)- Mujaahid Axmed Cali Xuseen (Axmed Cali-gaydh)- oo kamid ah Madaxda urur Siyaasadeedka Miisaan ayaa ka dayriyay dhibaatooyinka Arrimaha Dhulka ee Somaliland ka jira, Faah faahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.