“Maaha in la Isu khuuriyo Iyo In la isu hanjabo…” Prof. Ibrahim Maxamed Meecaad

Hargeysa (GNN)- Prof. Ibrahim Maxamed Meecaad oo kamid ah Aqoonyahanka Somaliland ee Qurbaha ku Nool isla markaana kamid ah halgamayaasha Tacabka weyn galiyay Dhismaha Qaranka ayaa si adag uga hadlay Xaalada siyaasadeed ee wakhtigan ku jirto Jamhuuriyada Somaliland, Faah-faahinta warkarkaasi Halkan Hoose ka Daawo.