Maayor Cabdikariim Axmed Mooge oo Xaramka looga Soo Duceeyay

Hargeysa (GNN)- Maayorka Caasimadda JSL ee Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa Sheekh Dhalinyaro ah oo Soomaali ahi waxa uu uga Soo Duceeyay Xaramka Barakaysan, Faah Faahinta warkaasi Halkan hoose ka Daawo.