Masiibada Suuqa Waaheen oo Da’Yarta Somaliland Tustay Muuqaalka Burburkii Hargeysa ee 1988-kii

Masiibada Suuqa Waaheen oo Da’Yarta Somaliland Tustay Muuqaalka Burburkii magaalada Hargeysa loo geystay 1988-kii iyo Dareenka ay ka bixiyeen oo ay si qiiro leh bulshada ula hadleen