Tariikh adag oo la soomaray & Masuul dib u Xasuusiyay Bulshada Somaliland & Kaalintii Saxaafadu kulahayd

Hargeysa (GNN)- Masuul ka tirsan xisbiga wadani oo si adag uga hadlay xadhiga Suxufiyiinta Somaliland isla markaana Bulshada dib u xasuusiyay Halgankii saxaafadu soo Gashay xiliyadii adkaa, Faah Faahinta warkaasi Halkan hoose ka Daawo.