Aqoonyahan Cabdi Ismaciil si adag ugu Jawaabay Cabdirisaaq-Alpha & Sababta

Hargeysa (GNN)- Aqoonyahan Cabdi Ismaciil oo kamid ahaa dhalinyaradii kaalinta weyn ku lahaa halgankii dib u Xoreynta Jamhuuriyada Somaliland, isla markaana kamid ahaa 7 dhalinyaro ah oo uu Taliskii Maxamed Siyaad Barre dil ku xukumay ayaa si adag ugu Jawaabay Cabdirisaaq-Alpha, faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.