Ciidanka ilaalada Xeebaha JSL ayaa hawlgal ay sameeyeen ku soo qabtay Harri-macad la dhoofinaayey.