Dr. Gaboose oo Urur Siyaasadeed Cusub ku Dhawaaqay Iyo Sababta ku kaliftay oo uu sheegay

Hargeysa (GNN)- Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo hore u sheegay inuu Siyaasada ka Fadhiistay ayaa Maanta Urur Siyaasadeed Cusub Hargeysa kaga Dhawaaqay, Waxaanu Sheegay sababta ku kaliftay, Faah Faahinta warkaasi Halkan hoose ka Daawo.