“Waxaa La Igu Cusuriyadeeyey Gobolka Gabiley Ayaad Kasoo Jeedaa, Aniga Gabiley iyo Saaxil Waa isugu Kay Mid”…. Komishineer Kaltuun Sh Xassan.

Hargeisa(GNN):-Komishineer Kaltuun Sheekh Xassan oo maanta shir jaraaid ay ku qabatay magaalada hargeisa kagaga warantay arrimo badan sidoo kalena kusoo bandhigtay arrimihii keentay in iyada xubnaha gudida komishanka doorashooyinka qaranka somaliland u magacaabaan gudoomiye cusub xilkana ay kagaga qaadaan gudoomiyihii ka horeeyey oo ku kacay arrimo badan oo musuqmaasuq sida ay sheegtay, ayaa sidoo kale waxa ay daboolka ka qaaday kooxo gaar ah oo si shaqsi mudooyinkii ay shaqada komishanka wadayba kula kacayey aflagaadooyin shaqsi weerar ah kuwaas oo ku cunsuriyadeeyey Gobolka ay kasoo jeedo oo ah gobolka gabiley iyo in aaney  iyadu ku mateli karin shaqada uu madaxweynaha qaranka somaliland u magacaabay.

Halkan Ka Daawo Kooxaha Ay sheegtay Marwo Kaltuun iyo Handadaada ay Kula Kaceen.

https://youtu.be/u_ot8kFcP6I