Madaxweyne Biixi oo si Adag uga hadlay Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya

Hargeysa (GNN)- Md. Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo ka Qayb galay Munaasibad loo qabtay Dufcadii koowaad ee Jaamacada Hargeysa ka Barata Arimaha Dastuurka Iyo Wadaniyada ayaa waxa uu ka hadlay Doorashada Madaxtinimada ee ka Socota Dalka Soomaaliya, Faah Faahinta warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.