Madaxweyne Muuse Biixi oo Ku Hal-qabsaday Dardaarankii Cigaal, Una Duceeyey Madaxweynaha Cusub ee Somalia

Madaxweyne Biixi oo Ku Hal-qabsaday Dardaaran uu Cigaal Jeediyey Labaatan Sanno ka Hor, Una Duceeyey Madaxweynaha Cusub ee loo doortay Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose.