“Meeshu waa Caasimadii Somaliland ee ha Soo Hangagaarina…” Dadwaynaha Xaafada New Hargeysa

Hargeysa (GNN)- Dadweynaha Xaafada New Hargeysa ayaa siweyn u soo dhaweeyay Dadaalada ay Waddo Dawlada Hoose ee Hargeysa kaasi oo ay ku dhisayaan kuna Banaynayaan Wadooyinka Xidhan, Faah Faahinta warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.