Qiso Cajiiba oo dhex martay Madaxweyne Cigaal Iyo Wiil uu dhalay + Cabdilaahi-dirawal oo ka sheekeeyay

Hargeysa (GNN)- Md. Cabdilaahi Xuseen Iimaan Dirawal oo ka Qayb-galay Munaasibad lagu Xusaayay 20 Guurada ka soo wareegtay Geeridii Madaxweynihii 2aad ee Somaliland marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal.

Mr. Cabdilaahi-dirawal oo ka hadlay Munaasibadaasi lagu xusaayay Madaxweyne Cigaal ayaa ka sheekeeyay Qiso Cajiiba oo dhex martay Madaxweyne Cigaal Iyo Wiil uu dhalay, Faah faahinta Warkaasi halkan hoose ka Daawo.

Exit mobile version