War Cusub: “Beesha Caalamka waxaanu Sheegaynaa…” Madaxda Ururka Miisaan

Hargeysa (GNN)- Madaxda Urur Siyaasadeedka Miisaan isla Markaana ah Aas Aasayaashii Ururkii SNM ayaa si adag uga hadlay xaalada Cagiran ee Somaliland Wakhtigan ku Jirto, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.