Dawlada hoose ee Hargeysa ayaa maanta dhagax dhigtay wadada Masalaha iyo Biriishka xaafada Siiney.