Hargeisa(GNN):-Maamulaha guud ee shirkada dahabshiil cabdirashiid siciid ducaale ayaa iska fogeeyay ka shirkad ahaan in aanay wax lug ah ku lahayn mudo haraadkii maanta ka dhacay magaalada hargaysa
Sidoo kale maamulaha shirkada dahabshiil ayaa soo jeediyay in arimaha lagu dhameeyo wada hadal.