Daawo Sii ay ku Timi Xorriyaddii 26 June 1960-kii iyo Dhaxalkii Somaliland Ka Heshay Midnimadii Soomaaliya

Hargeysa (GNN)- Xarunta madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, waxa Xalay lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo lagu xusay sannad-guurada 62-aad ee kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyaddeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska oo ku beegnayd 26-kii June 1960-kii.

Qiimaha ay Maalintani ugu fadhido Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Somaliland iyo Hungowgii ka dambeeey ee midnimadii Soomaaliya, waxa aanu ku soo qaadanaynaa barnaamij laga diyaariyey oo xambaarsan xog-warran lala yeeshay haldoorka Somaliland qaarkood.

Muuqaalka Hoose ka Daawo Barnaamijkan oo dhammeystiran