Somaliland: Farriintii laga Diray Fagaaraha Kheyriyada Hargeysa

Farriintii laga Diray Fagaaraha Kheyriyada Hargeysa iyo Dammaashaadka Shacabka Caasimaddu ku soo bandhigeen in xuska 26 June yahay maalin ay leeyihiin Reer Somaliland.

Muuqaalka Hoose ka daawo Jewigii xalay ee Fagaaraha Kheyriyada ee badhtamaha magaalada Hargeysa