Hargeysa (GNN)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in shacab iyo dowladba dedaal lama-huraan ah loo galo helitaanka Koronto qiimaheedu jaban yahay.
Muuqaalka Hoose ka DAawo Hadalka Wasiirka