Xukuumadda Somaliland oo Ka Dhawaajisay Qorshaha Koronto Jaban oo Dalku Helo

Hargeysa (GNN)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in shacab iyo dowladba dedaal lama-huraan ah loo galo helitaanka Koronto qiimaheedu jaban yahay.

Muuqaalka Hoose ka DAawo Hadalka Wasiirka