Badhasaabka Gabiley ayaa xadhiga ka jaray dhisme casri ah oo loo dhisay golaha deegaanka gabiley.