Dhawaaq dhiilo-leh oo ka soo yeedhay madaxdhaqmeedkii dhexdhexaadinta waday.

Hargeysa (GNN)- Xubno ka mid ah Madaxdhaqmeedkii dhexdhexaadinaayay wadahadaladii Xukuumadda Iyo Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa War Cusub ka Soo saarauy Fashilka ku Yimid wadahadaladaasi, Faah Faahinta Warkaasi, Halkan Hoose ka Daawo.