Dhufeysyadii Budhcadda Hargeysa oo Cagta La Mariyey

Dhufeysyadii Budhcadda Hargeysa oo Cagta La Mariyey iyo shacbi-weynaha degmada Gacan-Libaax oo soo dhaweeyey tallaabo ay dowladda Hoose ee Caasimaddu ku bannaysay waddo muhiim ah oo doox ku dhex yaallo.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose