Dr Gaboose oo Loogu Bushaareeyey Madaxweynaha 6aad ee Somaliland

Hargeysa (GNN)- Wax-garadka iyo Siyaasiyiinta Koonfurta Hargeysa ayaa xalay munaasibad laysku arkay ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Barwaaqo Dr Maxamed Cabdi Gaboose, waxaana halkaas hadallo dhiirri-gelin iyo taageero ah ka jeediyey wax-garadka iyo Cuqaasha bulshada Koonfurta Hargeysa.

Muuqaalka Hoose kaga bogo hadalladii laga jeediyey munaasibadda