Hargeysa (GNN)– Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa waxa habeen hore lagu soo bandhigay Mucjisooyin Lagala Kulmay Masiibadii Suuqa Waaheen, Qorsheyaasha loo dejiyey dib u dhiskiisa iyo Film Documentary ah oo Laga Sameeyey.
Ka Daawo Muuqaalka Hoose
Reach US At :
00252634243848
Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland
Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992