Haweenay Cashar u dhigtay Madaxda Somaliland & Sharaxaad ay ka Bixisay Shaqsiyadii Sh.Aadan-siira

Hargeysa (GNN)- Marwo Faadumo Aadan Cawad oo ka mid ah Haweenka Somaliland ayaa Cashar u dhigtay Madaxda Xisbiyada Somaliland, Sharaxaadna ay ka Bixisay Shaqsiyadii Sh.Aadan-siira, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.