Labiyo Sagaashankii, Tartanka Dabbaasha Waxaan Ka Galay Kaalinta 7aad ~ Suldaan Badda Cas

“Labiyo Sagaashankii, Tartanka Dabbaasha Waxaan Ka Galay Kaalinta Toddobaad ~ Suldaan Cali Yuusuf Cabdi (Badda Cas) oo ka mid ah madax-dhaqameedka Gobolka Sanaag, ayaa sidaas ka sheegay munaasibad xil-wareejin ah oo uu maanta kaga qayb-galay magaalada Hargeysa.

https://youtu.be/lUvzgehPXIU