Hargeysa (GNN)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdikariim Maxamed Mooge, ayaa ballan-qaaday inuu dusha u ridanayo masuuliyado uu bulshada u hayey Allah ha naxariistee Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro) oo maanta aas Qaran loogu sameeyey magaalada Hargeysa.
Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Maayarka