Maxaa Ka Dhexeeya Kulanka Madaxweynaha ee ururada & Wada-hadalada Xisbiyada Mucaaradka Somaliland?

Hargeysa (GNN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah madaxda ururada siyaasada. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada, ayaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka iyo arrimaha ururada siyaasada.

Haddaba, Maxaa Ka Dhexeeya Kulanka Madaxweynaha ee ururada iyo Wada-hadalada u socda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland?