Somaliland: Xukuumadda Kulmiye oo Dhoolatus Huwan Farriin Siyaasadeed ku Soo Bandhigay Baligubadle

Magaalada Balligubadle ee xarunta gobolka Hawd waxa maanta ku qabsoontay xaflad ballaadhan oo bulshada magaalada ku soo dhaweynayaan wasiirka Cusub ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Cabdiqaadir Iimaan Warsame, waxaana munaasibadda ka qayb-galay wasiirro ka tirsan xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadallada wasiirrada