Ururkii ugu Taageerada Shacabka Badnaa Oo Maanta Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Waxaa maanta magaalada hargeisa lagaga dhawaaqay Urur Cusub, kaas oo lagu magacaabo Mideeye, Xaflad Balaadhan oo ay kasoo qayb galeen Malaayiin Shacab ah oo isugu jira siyaasiyiin haween Waxgarad, madax dhaqameed iyo martisharaf aad u tiro badan ayaa maanta lagaga shaaciyey hotel Maansoor ee magaalada hargeisa.

Halka. HOOSE ka Daawo Xafladan oo Dhamaystiran iyo Siyaasiyiinta Ku Dhawaaqay Ururkan.