“Wax aanay Dawladii Siyaad Bare Samayn Jirin ayaa Dalka…” Muj.Maxamed Warsame

Hargeysa (GNN)-Mujaahid Maxamed Warsame Iyo Siyaasi Jaamac-shabeel oo ka qayb galay Daah-furka Urur Siyaasadeed la magac baxay  Halgan ayaa ka dayriyay Xaalada siyaasadeed ee Somaliland Halkan Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.