Waxaanu go’aansannay inaanu Toos ula Xidhiidhno Dowlada Federaalka Ethiopia ~ SOMALILAND

“Waxaanu go’aansannay inaanu Toos ula Xidhiidhno Dowlada Federaalka Ethiopia ~ Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland oo ka hadlay korodhka cashuurta dowladda Ethiopia ku soo rogtay ganacsatada badeecadaha kala duwan ka keena dalkaas.

Muuqaalka Hoose Ka daawo Hadalka Wasiirka.