Siyaasi Siciid Cilmi Roobe oo ka hadlay Cod Been Abuur ah oo Laga Faafiyay.

Berbera (GNN)-Siyaasi Siciid Cilmi Rooble oo kamid hogaanka Urur Siyaasadeedka Barwaaqo ayaa beeniyay cod beer abuur ah oo laga sameeyay kaasi oo lagu faafiyay baraha bulshada.

Sidoo kale Ex-Xildhibaan Siciid Cilmi ayaa sheegay in aanu codkaasi ahayn kiisii islamarkaana looga dan leeyahay in sharaftiisa lagu waxyeelo

Dhanka kale siyaasi siciid cilmi rooble ayaa samaynta codka been abuurka ah ku eedeeyay xisbiga waddani oo uu sheegay in ay ka cadhoodeen soo dhawaynta Dr gaboose iyo ururkooga ee magaalada burco isagoo suxufiyiin kula taliyay in aanay faafin cod beer abuur ah oo cunfiyad iyo kala dil bulsho looga dan leeyahay, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.