“Mar Kastood Kursi Jacayl iyo Qabyaalad u badato Go’doon baad Galaysaa ~ Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland

“Mar Kasta oo aad Kursi Jacayl iyo Qabyaalad u badato Go’doon baad Galaysaa ~ Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub Maxamed oo ka Hadlay Muranka Siyaasadeed ee dalka Ka Jira iyo Dhacdadii Dhawaan dhalinyaradu ku shiidday Jinaasad uu kaga qayb-galay Hargeysa.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose