Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo safar shaqo ku joogo gobolka Gabiley, ayaa galabta kulan la qaatay dhallinyarada iyo aqoonyahanka reer Gabiley, waxana ay iska xog-waraysteen xaaladda guud ee deegaanka, horumarka ka hirgalay iyo mashaariicda ay xukuumaddu ka hirgelisay.