Somaliland: Nooca Shidaalka Laga Helay Ceelka Salaxlay oo La Soo Bandhigay

Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Shidaal ka soo burqaday Ceel-biyood laga qodayey deegaanka Bahadhamal oo ka tirsan degmada Sallaxley ee gobolka Maroodijeex.

Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas, ayaa faahfaahin ka bixiyey nooca uu yahay Shidaalka laga helay deegaankaas.

Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose