Tog Wajaale oo Ka Jawaabtay Canaantii Madaxweynaha Somaliland

Maamullka degmada Tog Wajaale ee Gobolka Gabiley, ayaa maanta bilaabay dhismaha Jidka Halbolwlaha ee magaalada, kaas oo markii u horeysay laga dhigayo waddo laami ah oo magaalo-ganacsiyeedkaasi yeelato dhinaca Somaliland.

Muuqaalka Hoose kaga Bogo