“Dhaliishu Waxbay Saxdaa Erayna waxa loo dhigtaa Dhankiisa…” Ardaydada Maan-Kaal Primary School.

Hargeysa (GNN)- Munaasibad loo Qabtay Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe ee Maan-Kaal Primary School ayaa lagu Qabtay Magaalada Hargeysa.

Ardaydan Dugsiga Maan Kaal ayaa waxay soo bandhigeen Aqoon heerkeedu Sareeyo, Faah Faahinta warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.

Exit mobile version