Ugaas bashiir cabdicabdilaahi oo ku dhaqan dalka maraykanka ayaa soo dhaweeyay mudo kordhinta golaha guurtidu sameeyeen

Hargeisa(GNN):-Ugaas bashiir cabdicabdilaahi oo ku dhaqan dalka maraykanka ayaa soo dhaweeyay mudo kordhinta golaha guurtidu sameeyeen.