Wasiir Saleebaan Cali-koore oo dib ugu Celiyay Xusuusta Dadka Reer Somaliland 1991.

Hargeysa (GNN)- Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka & Wacyi-galinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali-koore ayaa dib ugu Celiyay Xusuusta Dadka Reer Somaliland 1991, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.