Xukuumadda Somaliland Oo Iclaamisay Qorshaha Tirakoob Laga Samaynayo Dalka

Hargeysa (GNN)- Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ee Somaliland Dr Axmed Aadan Axmed Buuxane oo maanta hortagay Golaha Wakiillada Oo Isaga iyo Masuuliyiin kale Ansixiyey, ayaa sheegay in xukuumaddu ku hawlan tahay qorshe Qaran oo tirakoob guud lagaga hirgelinayo dalka.

Muuqaalka Hoose Ka Daawo Hadalka Wasiirka