Hargeysa (GNN)- Madaxweynaha Biixi ayaa shir-guddoomiyey shirka Guddida Fulinta Xisbi Xaakimka Kulmiye Shirkaas ayaa lagu sheegay In Xisbiyada Macaaradku aanay lahayn wax Xuquuq sharci ah, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.
Kulmiye oo sheegay In Xisbiyada Macaaradku aanay Wax Xuquuq ah Qaranka kulahayn.
