Hargeisa(GNN):-Wasiirka wasaarada Horumarinta maaliyada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa warbaahinta uga waramay waxyaabah ay ka wada hadleen gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada somaliland isagoo wasiirku ka jawaabay su’aalo ay warbaahintu waydiisay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.