Maxaa Kallifay In Xukuumaddu Dabagal Ku Samayso Shahaadooyinka Masuuliyiinta Dowladda Somaliland?

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) oo warbaahinta la hadlay maanta, ayaa kaga dhawaajiyey qorshe xukuumaddu ku xaqiijinayso shahaadooyinka iyo takhasuska masuuliyiinta dowladda oo ay ugu horreeyaan xildhibaannada Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose