Munaasibad balaadhan oo maanta lagu Caleemo Saaray Jiif Caaqilka Guud ee Beesha Bahacali.

Gabiley(GNN):- Waxaa maanta munaasibad balaadha oo heerkeeda dhicitaan aad loosoo agaasimay Lagu Caleemo Saaray Jiif caaqilka guud ee beesha bahacali munaasibada caana qubka caaqilka ayaa ka qabsoontay Deegaanka Goray oo ka tirsan gobolka gabiley.

Madax dhaqameed waxgarad wayeel, cuqaal ka kala socoday gobolada somaliland ayaa kasoo qayb galay madasha lagu Caleemo saarayey jiif caaqilka cusub.

Dhankooda iyaguna waxaa madashaa caleemo saarka kasoo qayb galay Madaxda gobolka gabiley iyo masuuliyiin kale oo ka socoday dawlada.

Martisharaf tiro badan oo kasoo qayb galay munaasibada caleemo saaarka ayaa jiif caaqilka ilahay uga baryey inuu u fududeeyo shaqadaa umada ee hormoodka looga dhigay.

Jiif Caaqil Shacayb Maxamed Maxamuud ayaa noqonay mid kamida Cuqaasha Da’ada yar ee gobolka gabiley kaas oo maanta madashaasi looga jeediyey duco HALKAN KA DAAWI XAFLADA CAAQILKA OO DHAMAYSTIRAN.

https://youtu.be/C4E17oetpvI