“Ururka Xirsi Ayaa Gudoomiye Ka Ah Oo Loogu Codaynayaa, Ma jiro Wax Musharax Layidhaa”

26-ka Bisha (December) marka la gaadho Waddani Waa Urur. Ururkaas Xirsi baa guddoomiye ka ah. Xirsi baa Loogu Codeynayaa… wax musharax la yidhaa ma jiro” – Wasiirka Caafimaadka Somaliland