Golaha Guurtida Somaliland Oo maanta Warbixin Ka Dhegaystay Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarada isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland Dr Cabdiweli Sheikh Suufi Jibriil aya maanta waxaa uu warbixin dheer siiyey Golaha Guurtida Somaliland, waxaana uu wasiirku ka warmay shaqada wasaarada isgaadhsiinta iyo shirkado waaweyn oo kamid tahay shirkada facebook oo adeegyada ganacsigeeda keenaysa somaliland taas oo shaqo abuur iyo maalgashi balaadhanba u noqon doonta qaranka somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.