Guul Somaliland U Soo Hoyatay Oo Hargeysa looga Damaashaaday

Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland, Md Cali Cabdillaahi Daahir, ayaa dhawaan dalka Bahrain Kaga qaybgalay Shir ay si wada jir ah usoo qaban qaabiyeen Baanka Dhexe ee waddanka Bahrain, Ururka AAOIFI iyo Baanka Horumarinta Islaamka.