Jigjiga Oo Deeq Soo Gaadhsiisay Hargeysa

Maayar ku-xigeenka magaalada Hargeysa, ayaa maanta la wareegay Deeq Dhir ah oo laga soo diray magaalada JIgjiga ee xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose